Mer info om vårt nyhet om Korona

Morsmål Kurs til videregående skole

Assalamu Alaykum Waalidiin.

Makuu joogaan arday dugsiga sare dhigata, ma leeyihiin imtixaanka afka-hooyo (Morsmål eksam), Jaaliyadda waxay idiin soo diyaarisay kurs afka Soomaaliga ah, oo loogu tala galay in lagu caawiyo, ardayda galaysa imtixaanka afka Soomaaliga.

Kurs ka waxaa la qaban doonaa Høstferie ha, wuxuu socon doonaa sedex berri oo ka billaanaysa Khamiista 03.10.2024 illaa Sabtida oo ku beegan 05.10.2024. fra kl 17:00 til 19:00.

Kurs ka waxaa bixin doona macalin Sh. Abdirahman Ali.

Waxaan haynaa labaatan boos, codsiga wuxuu ku egyahay maalinta Axadda ah oo ku beegan 29.10.2024.
Kurs ka wuxuu ka dhacayaa FRIS skole Adress: Nabbetorpveien 32, 1632 Fredrikstad
Fadlan waalid caruurtaada uga faa’idee fursaddaan, siina gaarsii waalidiinta kale ee u baahan.

Wixii su’aal ah lasoo xiriir Tlf: 97368850