Mer info om vårt nyhet om Korona

Wargelin

Assalaamu calaykum.

Waxaa maantay inoo billaabanaysaa asbuucii labaad ee barnaamijkeenii Leksehjelp ga caruurta.

Nasiibdarro asbuucii hore wuxuu ahaa asbuuc qoysas badan ay maqnaayeen, sababo badan awgeed, waxaan rajeenaynaa in asbuucaan soo dhameys tirmaan ardayda aan imaanin asbuucii hore.

Asbuucaan waxaa billaabanaayo jadwal cusub oo Leksehjelp ga uu ku socon doono. waana sidaan hoose:

Klokkeslett Lørdag Søndag
12:00 – 12:50Naturfag LeksehjelpNorsk Leksehjelp
12:50 – 13:00Pause10 minutter Pause10 minutter
13:00 – 13:50Matte LeksehjelpMatte Gjennomgå av tidligere pensum
13:50 – 14:05Pause15 minutterPause15 minutter
14:05 – 14:55Matte LeksehjelpEngelsk Leksehjelp
Jadwalka Leksehjelp ga iyo soo dhisidda caruurta

Fadlan caruurta xasuusiya inay horey usoo qaataan maadooyinka maalintaas laga caawinaayo buugaagtooda, sidoo kale arday waliba waa inuu soo qaataa buug wax lagu qoro iyo Viskelær, Blyanter, Linjal, Fargeblyanter.

Markale waxaan idin xasuusinaynaa maqnaanshaha caruurta, aad bay noo dhibaysaa, waxay culees ku tahay, ilmaha laftigiisa, fasalka uu kamidka yahay, iyo sidoo kale macalinka caawinaayo. sidaas darteed maqnaanshaha waa inaan aad u yareenaa, sidoo kale maqnaansho nooc kasta ay tahay, waa inaad soo wargelisaa maamulka Leksehjelp ga, Ahmed Yare: Tl 48187374 ama Cirfe: Tl 46724307, soo wac ama message usoo dir, adigoo soo qoraayo magaca ilmaha iyo klass ka uu dhigto.

Xasuusin
Waalidiinta aan wali soo dirin lacagta leksehjelp ga, fadlan soo dira.
Mahadsanidiin.